Xildhibaano si kulul uga hor yimid go’aan ka soo baxay Wasaaradda A/Gudaha Puntland

Iyadoo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ay joojisay xafiisyo ay wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka ka furteen degaanada maamulkaas ee laga soo doorto ayaa waxaa tallaabadaasi ka horyimid Xildhibaano ka tirsan maamulka Puntland iyo kuwa federaalka. Senator Max’uud Mashruuc oo ka mid ah Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in go’aankaas mamnuucista ah uu yahay … Continue reading Xildhibaano si kulul uga hor yimid go’aan ka soo baxay Wasaaradda A/Gudaha Puntland